HABEEN: Xog qarsoodi ah oo laga helay 7dii qodob ee ay xalay kawada hadleen Trump iyo Siisi. yaab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 апр 2025
  • HABEEN: Xog qarsoodi ah oo laga helay 7dii qodob ee ay xalay kawada hadleen Trump iyo Siisi. Warbixin cajiib ah daawo, adaa yaabi doona.

Комментарии • 140

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 10 дней назад +20

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Xuutiyiinta Yemen 🇾🇪 InshaAllah

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 9 дней назад +2

    Ilaahow Taraam afartiisa Sano cumriga usoogaabi Rabiyow

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 10 дней назад +10

    Ilaahow Jebi Yahuuda InshaAllah

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 10 дней назад +6

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa
    Laaxowla walaa quwwah illaa billaah
    Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa Qahhaar allaahumma calayka bil yahuud wa tram allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @mahemedahmed-i2d
    @mahemedahmed-i2d 10 дней назад +8

    masha allaah asc all dhamaan dr nadaara mahadsanid

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 10 дней назад +7

    waa iska cadahay in yahuud iyo mareeykan uhashiiyeen in carabta la gumeysto carabeey dulow illaahow jabiy mareeykan yahuud aamiin illaahow guuley falastiin xuuti iiraan aamiin

  • @maryancali8043
    @maryancali8043 9 дней назад +7

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, ilaahay weer qaza cadaabta ha ka dul qaado. Aamiin yaa Allah.

  • @maxameddaahir194
    @maxameddaahir194 10 дней назад +7

    Dadkas falastiin allow badbaadi aamiin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 дней назад +7

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay qeyr sheeg insha allaah

  • @maryammusse1578
    @maryammusse1578 10 дней назад +7

    Rabi baanu u sheegnay

  • @nimcobarkad4946
    @nimcobarkad4946 10 дней назад +4

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم انصر اخواننا في غزة يالله يارب ياكريم ياحي ياقيوم

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 дней назад +4

    Illaahow unaxariiso shuhudada dhamaantood janatulfardowza all acllaa allaha kucasuumo amiiiiiiiiin yaarabi

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 10 дней назад +4

    Reer Falastiin Allah SWT ha u miciino💔😰🤲🏼🤲🏼🇵🇸

  • @user-we1xn6vx8m
    @user-we1xn6vx8m 9 дней назад +1

    WCS ABUU NADAARA

  • @Yaasirshidane
    @Yaasirshidane 10 дней назад +1

    Ciilbadnaaa😢😢😢 marekanka Allow meel nagasaar😢😢😢😢😢

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 9 дней назад +1

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 10 дней назад +4

    Mahadsanid Mudane Nadaara

  • @TeacherdahirDahir
    @TeacherdahirDahir 10 дней назад +2

    Waa qodobo ihaaneeysi ah
    Rabbow Muslimiinta inoo mideey

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад +1

    WCKSALAAM KHAIR SHEEG INCHAALLAH

  • @MustafSharif
    @MustafSharif 10 дней назад +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل نعم المولى ونعم النصير

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 9 дней назад

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 10 дней назад +5

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 9 дней назад

    Allaha guuleso falasatina

  • @Shamsamohamed-n8j
    @Shamsamohamed-n8j 9 дней назад

    Yahuudan hala xasuusiyo 1973 cadaabta Allaha ugukeeno aduunka ameen Ya Allah

  • @KhalifJama-l4b
    @KhalifJama-l4b 9 дней назад

    Talo Allah baa socota

  • @MustafSharif
    @MustafSharif 10 дней назад +2

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 10 дней назад

    Masar waa noolatay masha allah

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 9 дней назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 9 дней назад +1

    Ssi waa musiibo loo soo diray rer palestiin waa yahuud weyn oo isqariya ilaahey haka qabto rer palestin Ninkas ilahow rabiyow rer palestiin u gargar Galadi waa iskugu Tagtay islamkana DAWASHO oga baxay yaarabi dadkas Garabsii oo caawi😢😢😢😢

  • @Wiriqdanam
    @Wiriqdanam 9 дней назад +1

    Adiga Wararka Tabinaya
    Ma Awoodi Wayday inad Tiraah Do Haloo Gurmado
    Qaza
    Dhaman Dawladaha islamka

  • @CabdiSiciid-w5r
    @CabdiSiciid-w5r 10 дней назад

    Guulayso wariye nagaaro

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 10 дней назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤

  • @MohamedAhmed-t8h2p
    @MohamedAhmed-t8h2p 9 дней назад +1

    😂😂Nadara iga qoslisiya msha alah ...xata iyaga ma yaqanan waxay isku dagaalsan yhn 😂😂😂😂

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 10 дней назад

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 10 дней назад

    ❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤❤❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan ❤❤❤❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 10 дней назад

    Wcs wr wbr akhii habeen wanaagsan

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 10 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 9 дней назад +1

    NADARA I LIKE YOUR SHATII

  • @cabdulahimaxamedhassen3737
    @cabdulahimaxamedhassen3737 10 дней назад

    Alle ha xoreyo muslimka meshuu joogaba

  • @ciiseak6897
    @ciiseak6897 9 дней назад

    Xaqiiq mida ah ineey sixreen waan ku taamaayay macquul.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 10 дней назад

    Allahayow u gargaar muslamiinta.

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 9 дней назад +1

    Wcs nadaara.tv.allaha.ugargaaro.reer.falastiin.iyo.yaman.xigma

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 10 дней назад +1

    Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagoleisatan Kataaibo AlQaasam haagoleisatan Xuttii haagoleisatan Iran haagoleisatan Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa iyo Yaman Allaha Babi iyoo Marekanka iyo Israayiil Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 9 дней назад

    Mazar waaba dowlad weyn oo xor ah see mareykan iyo israiil u gumaysan karan carab waaba musiibo subxanalah ilahow mareykan islamka ka qabo yaarabi🥺🥺🥺

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 10 дней назад +2

    Siisi haduusan qamadiga mareykanku siiyo ka kaaftoomin wixii loo yeeriyo waa ku qabsan yahay inuu fuliyo.
    Qof baahani gob maaha.

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 9 дней назад

    Subxanall illahayow feresh qar qaba u fur reer falastiin

  • @نورةخالد-ق1ج8ك
    @نورةخالد-ق1ج8ك 10 дней назад

    د.ارحمو من في الارض يرحمكم من في السماء وَاَللَّهِ مَا تَكَلَّمْتُ إِلَّا مِنَ الْجُوعِ وَالْفَقْرِ وَضِيقِ الْحَالِ. حَسْبُنَا اللّهُ وَنِعْمَ الْوَكِيلُ فِي مَن وُصِلْنَا بِهَذَا الْحَا… .. الصّغَارِ صَارَ لَنَا ثَلاَثَة أَيَّامٍ بِدُونِ أَكْلٍ. كُلَّ سَاعَةٍ يَدُقُّ عَلَيْنَا صَاحِبُ الْبَيْتِ يَطْلُبُ الْإِجَارَ وَيُهَدِّدُنَا بِالطَّرْدِ إِلَى الشَّارِعِ إِذَا مَا دَفَعْنَا. حَسْبُنَا اللّهُ وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللّهِ يَا أَهْلَ الْقُلُوبِ الرَّحِيمَةِ، أَقْسِمُ بِمَنْ رَفَعَ السَّمَاءَ وَبَسَطَ الْأَرْضَ أَنَّا لَنْ يُوجَدَ دَاخِلَ بَيْتِنَا حَتَّى قُوتِ يَوْمٍ وَاحِدٍ غَيْرَ الْجِيرَانِ يَدُولُنَا وَنَحْنُ نُعَانِي الْأَلَمَ وَالْوَيْلَاتِ. يَامَنْ أَنْتُم تُحِبُّونَ أَبْنَائَكُمْ وَبَنَاتِكُمْ، نَحْنُ بَنَاتُكُمْ نُعَانِي وَنَتَالمُ، وَلَا أَحَدً يَنظُرُ إِلَيْنَا بِعَيْنِ الرَّحْمَةِ. أَنَا أُشَادِكُمْ يَامَنْ تُحِبُّونَ فِعْلَ الْخَيْرِ، حَيْثُ أَنَّا يَتَامَى وَمَا لَنَا أَحَدٌ، وَمُهَدَّدُونَ بِالطَّرْدِ مِنَ الْبَيْتِ إِلَى الشَّارِعِ إِذَا لَمْ نَدْفَعِ الإِجَارَ. يَشْهَدُ اللّهُ أَنَّهُ مَا لَنَمْتَلِكَ حَتَّى مَا نَسْتَدْبِهُ جُوعَنَا. أَسْأَلُكُم بِاللَّهِ يَامَنْ قُرَّاء رِسَالَتِي، وَمَنْ مَسْتَطِيعُ يُمْدِّلْنَا يَدَ الْعَوْنِ وَلَوْ بِقَلِيلٍ مِنَ الْمَالِ بِقَدْرِ الاسْتِطَاعَةِ، إِنَّهُ لَا يَتَأَخَّرُ عَلَيْنَا فِي هَـٰذَا الْحَظِّ 967،713862857+ مَن يُرِيدُونَ فِعْلَ الْخَيْرِ، أَسْأَلُ اللّهَ يَامَنْ سَاعَدْنَا وَوَقَفَ بِجَانِبِنَا. إِنَّ اللّهَ يَسْكِنُهُ الْجَنَّةَ، أَخِي فِي اللّهِ لَا تَبْخَلُوا عَلَيْنَا، أَسْأَلُكُم بِاللَّهِ سَاعِدُوا بَقَدْرِ مَا تَسْتَطِيعُونَ، اللّهُ يُوَفِّقُكُم،،¡¡¡¡!"*~::""..(/(+_`^.""=¢"%~~&~&~&~&~&~`&/؟.+_`…'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه من اليمن نازحين من انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 5000الف ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم+967،713862857وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيراااااااااااااπ~π~π~√~÷~π÷~π~π÷~^~_~_~~^_~^÷~^~\~^~÷~÷~×~√~🎉😢)«+]{>😢•×>😢•×=}}=•×❤ماما×^`=^=¶=¶=^`🎉😢🎉😢🎉😮😮🎉😮🎉😢🎉..😢😢😢😢❤منلنسنثسلنل،😢😢🎉😢🎉😢🎉😢🎉😮¢÷_°™=¶=¶¢÷\÷^||😢|😢🎉€،،_°`=°_©=°||😢❤❤❤ت دابرتبر😮🎉😮🎉🎉😮😮🎉😮🎉🎉😮😮🎉😮🎉

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 10 дней назад

    W❤W❤W❤

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 10 дней назад

    Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @abdulbazitmouses4105
    @abdulbazitmouses4105 9 дней назад

    gurmad waxba matarayo wll haduuna ilaahay rabin arinkaa ha is daalin iraadada rabi markay timaado looma dahayo yahuuda waa amrullahi arinka reer qaza

  • @MuxyadinAli-i5v
    @MuxyadinAli-i5v 9 дней назад

    😂😂😂😂 Masar yeey u diyarsaneysa airporada

  • @NacimoAxmed-m2k
    @NacimoAxmed-m2k 10 дней назад

    Masar wey heesata markeeda wayay 😂😂😂wax bdn wa ku fiirsaty dhibka rer gaza wan umalaynayy in markooda la aadino 😢😢😢😢

  • @CheapHolidayOffers
    @CheapHolidayOffers 10 дней назад

    Ilaahayaw islaamka midee cadawgana jabbi

  • @MawiiidCumar
    @MawiiidCumar 9 дней назад

    Hoyada Cansal gere muu dhaho😅😅😅😅😊😊

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 10 дней назад

    Hagoosto Allah ayasina

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 10 дней назад

    Wcs

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 9 дней назад

    Nadaara showa wana kusalamaya sxb

  • @khadiijohajiali3000
    @khadiijohajiali3000 10 дней назад

    Asc nadaara Dixie aaloogeeyay duqa

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 10 дней назад

    Maraykanka carabta aad ayuu u jecelyahay lkn carabta ayaa fahmi la, waana saaxiibka ugu wayn ee ilaaliya ????!!!!

  • @SH.MARJAANKHaLiiL
    @SH.MARJAANKHaLiiL 10 дней назад

    Masjidul aqsaa waxaa xorayn doona masar iyo suuriya iyo shacabka reerr gaza alaa inna nasralaahi qariibun

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 9 дней назад

    Kuwa carbeedna kawaran maxaa lagu aqriyey.Allah yayaa kaweyn sida uu,ugu talogaley aye wax walbaa ku dhamaanayaan bifadlillaah.

  • @aliroby780
    @aliroby780 10 дней назад

    Asc

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад

    LADAXDII CARBEED AYA UMMADA JABIYEY.LAKIIN SHACAABKU WAA TAAGAN YIHIIN.

  • @AhmedIbrahim-hn9rj
    @AhmedIbrahim-hn9rj 10 дней назад

    Sheekada ugu weyn ee macalinka weyn waa sidii uu masar iyo huuti madaxa isugu gelin lagayd.

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 10 дней назад

    Ilaahey masiibo aad u daran aad u xun haku rido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey haku salido Netanyahu iyo Taraam,beydhan mowtilfijir ilaahey haku rido

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 дней назад +1

    ruclips.net/video/t52tMY8Jdbo/видео.htmlsi=cy-CANUpzL59NVGR❤❤

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 9 дней назад

    Masar iyo Iran waxay xubin ka wada yihiin BRICS. Masar lacagta ay ka hesho carabta ayaa ka badan mida ay ka hesho Maraykanka. Masar waa dal weyn oo ku yaala meel strategy ah. Maraykanku ma rabo in ay gacantiisa ka baxdo.

  • @LeylaWarsame-z4t
    @LeylaWarsame-z4t 10 дней назад

    Dheglaqabto😅😅😂

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 10 дней назад

    Duqii ma sixreen yuhuudu 😂😂😂

  • @Wiriqdanam
    @Wiriqdanam 9 дней назад

    Lek
    iyo Sherta
    Wad Radin Taqanaa

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 10 дней назад

    Eey mr yaahuu usixran waaye taraam,layaab waaye iyo indha adeeyg saanrabo aankaayeelo adigana damiir hayeelan waa layaab.

  • @WilloIsse
    @WilloIsse 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿🦾

  • @AbdiMahad-v4p
    @AbdiMahad-v4p 10 дней назад

    Siraail ha guuleysto

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 9 дней назад

    Waxaasi waa 7 qodob Oo ilmo hadalkooda

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад

    MAZNTA ROOLKA WAXA CIYAARI LAYED UMMADA ISLAAMKA SIIBA CARAABTA.YEKH IGADAA.CARAAB AYAGA IS CASIILEY LAGUNA CAGAYNAYA.WAAN KA XUUMA HAY.ALLAH AYA RALAADA IS KALEE.DHAQAALEY MAXAA KEYNEY OO MAANTA FOORATIYEY.WAA AMUUR KALEE..

  • @ibraahinShariif-f1o
    @ibraahinShariif-f1o 10 дней назад

    Ilaahayaw ree falastiin ugar gaar waa laga seexdaye islaam kusheegii gaaladii ayuu ukhdmayn hayaae Ilaahayaw nasri qariib ah oo dag dag ah ilaahayaw sii ilaahayaw islaamka midee oo kadhig ul iyo diirkeed aamiin 🤲 Ilaahayaw heeryada ka dulqaad ilaahayaw adaa awoodleh waa loo awood sheegtay ilaahayaw islaamkii wakaa waxaan ku tilmaamo magaran hayo ruush iyo yugreena maxaa laga doonay bal maysan arkin hooyoo yinka iyo ciyaalka cadawgu uu cunay iyo sida loo burburiyay oo loo qaatay dhul koodii kaaga darane masjidkii barakaysnaa uu gaal hanjafle ku tamash layn oo waliba ay uu gu kaalmayn hayaan dawlada islaam sheegan ilaahayaw iskudir yuhuuda iyo wixii ukaalmaynba bahadaysan ayana dagaa lamahaynin oo san damiir islaam nimo uu san ku jiran may اللهم kadaayaan uun dhaqaalaha iyo barbar istaaga wacilme ilaahayaw islaamka haybadiisii iyo sharaftiisii soo celi aamiin aamiin aamiin yaarabi guul guul guul insha alaah xamaas iyo dhamaan ree falastiinba 🇵🇸🇵🇸🇵🇸انصر اخواننا المجا هدين في غزة وفي سا ئر فلسطين اللهم انصر نصرا قريبا اللهم آمين يارب العالمين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @fahmoabdulle-xy1de
    @fahmoabdulle-xy1de 10 дней назад

    ❤😂❤😂❤😂❤😂

  • @BashkaAbdi-e1z
    @BashkaAbdi-e1z 10 дней назад

    Qisada somali du sheegto midhaa waa carab, 3 dii Dibi,
    Dibigii ,madooba, iyo Dibigii Caddaa, iyo Dibigii Cashaa,

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 10 дней назад

    aloow ugar gaar falastiin yaman

  • @argaalaa
    @argaalaa 10 дней назад +1

    Somalida dhageysaneysa siisiiga masar sida loo canaanayo oo dowlad Somalia kheyr ka sugaya ayaan ku qoslooyaa xoolanimadooda 😂

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад

    HA.MAXUU U SHEEGAYEY SISSI.MAXAA LA SAMEYN HADI AY CARAABTI LA ADHEGSANAYO.BARINA WAA AYAGA WAXAA LA UGARSAAN DOONO.HA.

  • @abdirahmanabdiwarsame2329
    @abdirahmanabdiwarsame2329 9 дней назад

    7 da qodob sii sii wixi uu ku jwby dhaqankiisa aa laga arki doonaa

  • @OsmaanMohammed-y2b
    @OsmaanMohammed-y2b 10 дней назад +1

    Canbaareys maxuu qaban

  • @BatulaSiyadh
    @BatulaSiyadh 9 дней назад

    P4

  • @AbshirMaxamad-x2d
    @AbshirMaxamad-x2d 10 дней назад

    Waxan rajeyna in aad akhriseen comment tigeygii hore oo saakay in aad akhriseeen

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 10 дней назад

    Dhaqaalahaas Maraykanku siiyo waa mid dhagaraysan oo guumaysi ah. Maraykanku meesha uu dhaqaale ku bixiyo waa meel uu guumaysto. Masar ha iska joojiso waxba u noqon mayso..

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 10 дней назад

    Waayaab soo xor uma aha dhulkooda masaarida?

  • @AwaysIbraahim-s9u
    @AwaysIbraahim-s9u 10 дней назад

    Salaad testo ayaa la dhahaa

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 10 дней назад

    Ey ey dhaley oo nijaasa weeye trump iyo yuhuuda cadawga ahi 7qodoba waxba kama jiraan siidina waa diidaya arinta

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 10 дней назад

    Yaab baa jira

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад

    MA DIYAARADA AY XUUTIGU SOO RIDAY AYEY MASAAR KA BAQI KARTA.

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 10 дней назад

    Falaqeysha waxa katida wey hakaktey

  • @CabdiSiciid-w5r
    @CabdiSiciid-w5r 10 дней назад

    Maandhow.cayaarta igadaa carabi
    Waa.naage .sayid.cabdale xasan .
    Noolow.nagaara

    • @Fadxi-p5h
      @Fadxi-p5h 9 дней назад

      Carabta diinta islaamka iyaga na soo gadhsiyay nabigena maxamed scw ayaa ka dhashay asxaabti Allaha ka raali noqday lkn kuwa imaka madaxda carabta munafiqiinta nacdal ha ku dhacdo yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤

  • @DahabomohamedSocdal
    @DahabomohamedSocdal 10 дней назад

    Carabi ayada iskudhigta waxa ku dhacaya walalahod hadey jidalka udiidan edeb ayey yelahayen carabta way cunan hagen iyo malin alle ha u hiiliyo reer falastiin

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 9 дней назад

    Yuhuud gardara garab og waa najaas kansar ah waxa dunida islaamka oo dhan dhibka iyo xasuuqa kawada waa iyaga

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 10 дней назад

    Siinay waxa Sisi udhisaya qaxoontiga falstinniyiinta

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 10 дней назад

    Sisii hadey masar iskaqaban waaayan waay udamatay

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 10 дней назад

    Yuhuudu soota jabisa heshiidyaday galaan

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 9 дней назад

    F-16-ka,Carabta uun baa loogu boola-xuufteeyaa,ee ha la geeyo ciyaaraha ka dhacaya Ukreyn,run iyo been waaba la arkiye.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 дней назад

    CARAABTA OO KU HAREERSAAN ISRAIL AYA KU DHICI KAREYNIN INAY ISRAIL GARAACAN WLHI SHEEKADA MAANTA WAY IS BADILILAHEYD MARKA GAZA SIDAAN OO KALEY MA YI NOQOOTEEN.LAKIIN WAA NASSIB.